Please login/register to apply for this job.
27 Jan 2020

Hay’adda IPRT Oo Bixinaysa Deeq Waxbarasho, Office Work Iyo Entrepreneurship Oo Ah Sidii Kor Loogu Qaadi Lahaa Xirfadaha Dhalinyaradda Somaliland Iyo Sidii Loogu Abuuri-lahaa Shaqooyin.- Hargeisa

Job Description

Job Description

Hay’adda IPRT Oo Bixinaysa Deeq Waxbarasho, Office Work Iyo Entrepreneurship Oo Ah Sidii Kor Loogu Qaadi Lahaa Xirfadaha Dhalinyaradda Somaliland Iyo Sidii Loogu Abuuri-lahaa Shaqooyin.Machadka Institute for Practical Research & training oo ah Hay’ad wadaniya kana shaqaysa hawlaha sida tababarada kor u qaadida xirfadaha,  cilmibaadhista iyo caafimaadka,  waxay fulinaysaa tababar xirfadeed oo kor loogu qaadayo xirfadaha dhalinyaradda Somaliland iyo sidii loogu abuuri lahaa shaqooyin

Hadaba Machadku wuxuu ogaysiinayaa dhamaan dhalinyarada reer Somaliland ee jecel inay kor u qaadaan aqoontooda xirfadeed in Machadku bisha January ee 2020 uu bilaabayo deeq wax-barasho oo kala ah qaybahan:-

1.       Office Work

2.       Entrepreneurship

Tababarku wuxuu socanayaa muddo Lix bilood ah Waxaanu gaar u yahay dumarka oo kaliya.

Sharuudaha loo baahanyahay waa:-

1.       Waa in da’deedu u dhaxayso 18-35 sano

2.       In aad wax qori karo waxna akhriyi karo

3.       Waa inuu leeyahay xirfad horeoo la xidhiidha tababarka uu rabo

4.       Waa in aanu hada wax shaqo ah hayn

5.       Waa in ay ka go’antahayDhammaystirka Tababarka muddada uu socdo

6.       Waa inuu codsiga kusoo lifaaqo copy-gashahaadooyinka

Haddaba, cidkastaoodanaynaysa ka qayb-qaadashada deeq-dan waxbarasho waa inay Codsiyadooda iyo CV-goodaba kusoo hagaajiyaan Xarunta IPRT oo kutaala Shacabaka, Dhismaha Jaamacadda Abaarsoee Bari ka xiga Wasaaradda Shaqo-gelinta Arrimaha Bulshadda iyo Qoyska, ama emailka  iprtorganiz@gmail.com

Qabashada Codsiyadu waxay ku eegtahay 31 bisha January 2020-ka, iyadoo lalasoo xidhiidhidoono cida buuxisa shuruudaha kor kuxusan.

Tel: 0634333012

  • Posted by: Super Admin
  • Company:
  • Location: Anywhere
  • State:
  • Job type: Training
  • Salary:
  • Job category: No Categories
  • Tags: No Tags
  • 6148 total views, 2 today

  • Job expires in: Endless

Apply for this Job